Wiil uu dhalay Masuul Soomaaliya xil kasoo qabtay oo loo heesto Dilka Xildhibaan David Amess

Booliiska dalka Britain ayaa shaaciyay magaca wiil Soomaali ah oo loo heesto dil toorey loo adeegsaday oo Jimcihii gudaha kaniisad kutaala deegaanka Leigh-on-Sea ee duleedka nagaalada London loogu geestay Xildhibaan Sir David Amess. War kasoo baxay booliiska ayaa lagu sheegay in weerarkan lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay Cali Xarbi Cali oo ah 25-sano jir … Continue reading Wiil uu dhalay Masuul Soomaaliya xil kasoo qabtay oo loo heesto Dilka Xildhibaan David Amess